Muuse Biixi oo Magacaabay Wasiiro cusub & masuuliyiin kale , Maxaabiis xirana ka farxiyey

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa soo saaray Digreeto uu ku magacaabayo xubno cusub oo xukuumadda iyo Hay’addaha Dawliga isugu jira. Magacyada xubnaha la magacaabay ayaa waxay kala yihiin:- Axmed Xasan Nuur (Axmed Taajir) Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Axmed Yuusuf Maxamed Maareeyaha Hay’adda Waddooyinka Somaliland Cabdishakhuur Ismaaciil Muumin Aar Agaasimaha Fulinta Komishanka Xakamaynta … Continue reading Muuse Biixi oo Magacaabay Wasiiro cusub & masuuliyiin kale , Maxaabiis xirana ka farxiyey